Askari Carbeed oo dil arxan daro ah u geestay Muwaadin Soomaaliyeed oo la xiray

Ciidamada booliiska kooxda Xuutiyiinta ee maamula inta badan dalka Yemen ayaa gacanta ku dhigay askari katirsanaa kooxdaasi oo si arxan daro ah u dilay muwaadin Soomaaliyeed oo dalkaasi kunoolaa. War kasoo baxay booliiska kooxda Xuutiyiinta ee magaalada Sanca ayaa lagu sheegay in ciidamada amaanka gacanta kusoo dhigeen gacan ku dhiiglaha dilay muwaadinka Soomaaliyeed oo baxsad … Continue reading Askari Carbeed oo dil arxan daro ah u geestay Muwaadin Soomaaliyeed oo la xiray